HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa weerar ka dhacay Magaalada Baydhabo

Faah faahin kasoo baxeysa weerar ka dhacay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas habeenkii xalay aheyd uu ka dhacay weerar lagu qaaday Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed. Dad ku sugan Baydhabo ayaa sheegaya in rag hubeysan ay weerar ku qaadeen Bar Koontarool oo Ciidanka Koonfur galbeed ku leeyihiin halka loo yaqaano Makuuda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas habeenkii xalay aheyd uu ka dhacay weerar lagu qaaday Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed.

Dad ku sugan Baydhabo ayaa sheegaya in rag hubeysan ay weerar ku qaadeen Bar Koontarool oo Ciidanka Koonfur galbeed ku leeyihiin halka loo yaqaano Makuuda ee Baydhabo, kadibna la maqlay rasaas dhacday.

- Advertisement -

Raggii hubeysnaa ayaa baxsaday, isla markaana waxaa Ciidanka amniga Maamulka ay sameeyeen howlgal amniga lagu xaqiijinayo, iyadoona la soo weriyay in lagu qabtay dad looga shakiyay falal amni darro.

Lama oga Khasaaraha ka dhashay weerarkii xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, sidoo kalena weearka kama aysan hadlin laamaha amniga Maamulka Koonfur galbeed.

Dhawaan ayay aheyd markii laamaha amniga Maamulka ay sheegeen inay fashiyeen qarax lagu dhex qariyay Mooto Bajaaj oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka kunool Magaalada Baydhabo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts