HomeWararGuddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirka Sweden ee Somalia

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirka Sweden ee Somalia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Amb. Staffan Tillander. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin Dib-u-eegista Dasturka, Doorashooyinka soo socda ee 2020/2021 iyo sidii mustaqbalka loo xaqiijin karo in Soomaaliya gaarto Doorasho qof iyo […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Amb. Staffan Tillander.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin Dib-u-eegista Dasturka, Doorashooyinka soo socda ee 2020/2021 iyo sidii mustaqbalka loo xaqiijin karo in Soomaaliya gaarto Doorasho qof iyo Cod ah.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka dhexmaray Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo  Safiirka Sweden ee Soomaaliya ayaa looga wada hadlay shaqada Midowga Yurub gaar ahaan Sweden ka waddo gudaha dalka.

Safiir Staffan Tillander ayaa Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi uga mahadceliyay qaabilaadiisa, isagoo ku boggaadiyay dardar gelinta howlaha muhiimka iyo shaqooyinka horyaalla Aqalka Sare.

Dowladda Sweden ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana labada dowladood ka dhexeeya xiriir ku saleysan dhinacyo kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories