HomeWararSawirro:-Al-shabaab oo soo Bandhigtay diyaarad ku burburtay Sh/Hoose

Sawirro:-Al-shabaab oo soo Bandhigtay diyaarad ku burburtay Sh/Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa soo Bandhigay burburka diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone-ka, taasi oo ay sheegeen inay ku  dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. War qoraal ah oo lagu faafiyay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegeen in xiligii  diyaarada dhaceysay ay howlo basaasnimo ka waday duleedka Garoonka Balidoogle oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa soo Bandhigay burburka diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone-ka, taasi oo ay sheegeen inay ku  dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

War qoraal ah oo lagu faafiyay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegeen in xiligii  diyaarada dhaceysay ay howlo basaasnimo ka waday duleedka Garoonka Balidoogle oo Saldhig weyn ay ku leeyihiin Ciidamo oo Mareykanka tababaray.

- Advertisement -

Sidoo kale shabaab ayaa sheegtay in diyaaradda ay ku dhacday deegaan ay gacanta ku hayaan, ayna ku xiran yihiin  Kaamirooyin iyo qalab kale, isla markaana ay ka wada furteen dhammaan qalabkii ku xirnaa.

13-ka bishaan September ayay aheyd markii Al-shabaab ay soo bandhigeen diyaarad nooca yar ah ee loo adeegsado howlaha basaaska, taasi oo ku dhacday duleedka Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose

Si kastaba Al-shabaab ayaa horey gacanta ugu dhigay diyaarado kuwa wax basaasa ah oo ku dhacay deegaanada ay ku sugan yihiin, waxaana inta badan diyaaradahaas  duqeymo iyo howlo kale u adeegsata dowladda Mareykanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts