HomeWararFaah faahin:-Dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

Faah faahin:-Dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidamada Xoogga Dalka qeybta 21-aad gaar aaan Guutada 15-aad ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaanka Miir-dugul oo duleedka Koonfur kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA sheegtay in dagaal xoogan uu dhexmaray Ciidanka dowladda iyo dagaalayahano ka tirsan Al-shabaab, isla markaana ay shabaab isaga tageen deegaanka Miir-dugul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Xoogga Dalka qeybta 21-aad gaar aaan Guutada 15-aad ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaanka Miir-dugul oo duleedka Koonfur kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA sheegtay in dagaal xoogan uu dhexmaray Ciidanka dowladda iyo dagaalayahano ka tirsan Al-shabaab, isla markaana ay shabaab isaga tageen deegaanka Miir-dugul oo ay ku sugnaayeen.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad oo howlgalkan fuliyay ayaa ku sugan aagii lagu dagaalamey, waxaana goobta isaga baxsadey Alshabaab sida ay sheegeen saraakiisha hoggaamineysa ciidamadan, waana sida hadalka loo dhigay.

Al-shabaab ayaa laba heen kahor weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, waxaana halkaas ay dagaal kula galeen Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ku sugan Garoonka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts