HomeWararJubbaland oo Degmo u magacaawday Guddi dhismo Golle degaan

Jubbaland oo Degmo u magacaawday Guddi dhismo Golle degaan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish ayaa Magacaabay Guddiga qaban-qaabada dhismaha Golaha deegaanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiir Maxamed Darwiish ayaa waxaa lagu Magacaabay Guddiga qaban-qaabada oo ka kooban 11-xubnood, kuwaasi oo Guddoomiye looga dhigay Sheekh Daahir Axmed. Guddigaan ayaa ka shaqeyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish ayaa Magacaabay Guddiga qaban-qaabada dhismaha Golaha deegaanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiir Maxamed Darwiish ayaa waxaa lagu Magacaabay Guddiga qaban-qaabada oo ka kooban 11-xubnood, kuwaasi oo Guddoomiye looga dhigay Sheekh Daahir Axmed.

- Advertisement -

Guddigaan ayaa ka shaqeyn doona sidii Golle deegaan loogu sameeyn lahaa Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana la faray inay si toos ah u gutaan waajibaadkooda shaqo.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Guddiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts