HomeWararDAAWO:-Canug yar oo lasoo dhigay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

DAAWO:-Canug yar oo lasoo dhigay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa subaxnimadii hore ee saakay oo sabti ah xaafad ka tirsan ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir la sheegay in lasoo dhigay Canug yar oo da’diisu lagu qiyaasay inuu jiro 10 bilood. Hooyo lagu magacaabo Ilhaan Cismaan Maxamuud oo wareysi siisay Telefashinka Dalsan ayaa u sheegtay in Canugaas yar lasoo dhigay afaafka hore Gurigeeda oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa subaxnimadii hore ee saakay oo sabti ah xaafad ka tirsan ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir la sheegay in lasoo dhigay Canug yar oo da’diisu lagu qiyaasay inuu jiro 10 bilood.

Hooyo lagu magacaabo Ilhaan Cismaan Maxamuud oo wareysi siisay Telefashinka Dalsan ayaa u sheegtay in Canugaas yar lasoo dhigay afaafka hore Gurigeeda oo ku yaalla degmada Kaaraan, ayna marka hore maqashay ooyintiisa Canuga, sidaasina ugu soo baxday, kadibna ay aragtay Canug yar oo halkaas lasoo dhigay.

- Advertisement -

Waxaa ay sheegtay Hooyo Ilhaan Cismaan in arrinta ay Cunuga ay la wadaagtay Askar  Milateri ah oo deris ahaayeen, iyagoona intaas kadib tegay Saldhiga degmada Kaaraan, isla markaana laga qoray xogta ku aadan sidii marka hore ay ku argtay Canugaas.

Hooyo Ilhaan Cismaan oo heysata 4 Caruur ayaa sheegtay in diyaar u tahay in Canuga ay ku wareejiso hooyadii dhashay hadii ay u timaado ama ay u yimaadan dad Ehelkiisa ah, iyagoona keenaya caddeeymo muujinaya inay leeyihiin Canuga yar.

Hoos ka DAAWO Muuqaalka Warbixin uu diyaariyay Wariye C/Wixii Cabdullaahi

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts