HomeWararXildhibaan Cosoble” Warqadda aan soo saarnay waxay ahayd digniin”

Xildhibaan Cosoble” Warqadda aan soo saarnay waxay ahayd digniin”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaan Cabdul qaadir Cali Cosoble ayaa Madaxweyne farmaajo waxaa uu ku eedeayay in sifo aan sharci ahayn uu xilka kaga qaaday Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale Guddoomiyihi hore ee Baarlamaanka Goialaha Shacabka Professor Jawaari. Waxaa uu sheegay in ay jiran qodobbo dastuuri ah oo uu si cad ugu tunt-tay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Cabdul qaadir Cali Cosoble ayaa Madaxweyne farmaajo waxaa uu ku eedeayay in sifo aan sharci ahayn uu xilka kaga qaaday Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale Guddoomiyihi hore ee Baarlamaanka Goialaha Shacabka Professor Jawaari.

Waxaa uu sheegay in ay jiran qodobbo dastuuri ah oo uu si cad ugu tunt-tay Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu sheegay in warqadda ay soo saareeyn ay aahyd mid digniin ah.

- Advertisement -

”Madaxweyne Farmaajo wuxuu iska xooray Dastuurka sharci waxba kama rabo wuxuu shaqo ku leeyahayna aysan jirin hadii uu isag saas yeelo Umada kale hadii ay ku daysato oo sharciga iska xoorto oo nin waliba jidka soo istaago ha ogaado inuu eedeeda isaga qaadanaayo burbur kasto oo Soomaaliya ku yimaado inuu isaga qaadanaayo”ayuu yiri Xildhibaan Casoble.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts