HomeWararShariif Xasan” Guddiyada iyo shuruucda ay Ansixiyeen Xukuumadda xil gaarsiintu waa sharci...

Shariif Xasan” Guddiyada iyo shuruucda ay Ansixiyeen Xukuumadda xil gaarsiintu waa sharci darro”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed  Shariif xasan Sheikh Aadan ayaa Dowladda dhexe ku dhaliilay sida ay ugu dhaqmayso Dastuurka dalka, waxaana uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo xukuumaddiisu ay ku tumanayan Qodobbo dastuuri ah kuwaas oo loo baahnaa in la ilaaliyo. Waxaa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dalku uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed  Shariif xasan Sheikh Aadan ayaa Dowladda dhexe ku dhaliilay sida ay ugu dhaqmayso Dastuurka dalka, waxaana uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo xukuumaddiisu ay ku tumanayan Qodobbo dastuuri ah kuwaas oo loo baahnaa in la ilaaliyo.

Waxaa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dalku uu ku dhawaad laba bilood uu dalka Ra’iisul wasaare la’aan yahay, waxaana uu sheegay in xukuumad dhacday ay dalka kasii shaqayso, taasina waxaa uu sheegay in dalka ay ku waddo khatar hor leh.

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayuu ugu baaqay in uu dhawro dowladnimada dalkaana uusan u horseedin khalalaase siyaasadeed.

Waxaa uu baaq u dirsay Farmaajo, isagoo ugu baaqay in si deg deg ah uu usoo magaccaabo ra’iisul wasaare, isagoo sheegay in aysan aqoonsanayn sharuucda iyo waxyaabaha ay saxiixayaan Xukuumadda xiligeedu dhacay oo howlo dar-dar ah wadda maal mahaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts