HomeWararXasan Sheikh oo eed kulul u jeediyay Madaxweyne farmaajo

Xasan Sheikh oo eed kulul u jeediyay Madaxweyne farmaajo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxwweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa Madaxweyne farmaajo ku eedeyay sharci ku tumasho iyo ku tagri fal awoodeed, isagoo sheegay in loo baahan yahay in Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Maxamed Farmaajo uu si hoose u eego sharciga uuna ilaaliyo qodabada dastuuriga ah. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo la xariira […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxwweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa Madaxweyne farmaajo ku eedeyay sharci ku tumasho iyo ku tagri fal awoodeed, isagoo sheegay in loo baahan yahay in Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Maxamed Farmaajo uu si hoose u eego sharciga uuna ilaaliyo qodabada dastuuriga ah.

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo la xariira arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxaana ka mid ahaa waxyaabaha uu sida gaarka ah u dul istaagay Xilka qadistii Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Waxaaa uu sheegay in madaxweyne Farmajo uu ku guul darresysatay Magacaabista Ra’iisul wasaare cusub, iyadoo dalku uusan kaahyn ra’iisul wasaare wax ku dhaw laba bilood, waxaana uu sheegay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamud in aysan macquul aahyn in xilka ay siihayso xukuumad kalsoonidii lagala laabtay.

Waxyaabaha uu sameyno Madaxweynuhu ayuu sheegay in ay baal marsan yihiin Dastuurka dalka, waxaana xukuumadda hadda shaqeynaysa ee xil gaarsiinta uu ku tilmaamay in ay la mid tahay Nin xaas ay kala tageen ay wali u ilama dhalayso, taasi uu Xasdan sheikh uu tusaale usoo qaatay, waxaana uu si kulul u dhaliilay Madaxweyne Farmaajo.

Waxaa uu sidoo kale uu ka hadlay Xasan Sheikh Maxamuud arrimaha doorashooyinka isagoo sheegay in aysan aqbali doonin qaabka uu farmajo wax u wado, waxaana uu sheegay in ay ku qancaan oo akliya doorasho qof iyo cod ag iyo doorasho dadban.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts