HomeWararSacuudiga oo xiriir la yeelanaya Israa’iil iyo Trump oo gar wadeen ka...

Sacuudiga oo xiriir la yeelanaya Israa’iil iyo Trump oo gar wadeen ka ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Sucuudi Carabiya ayaa la sheegay in ay heshiis la gali doonto Isra’el, waxaana heshiiskaas gar wadeen ka ah Mareykanka. Maadxweyne Donold Trump ayaa sheegay in labada  dhinac ay wada hadleen ayna diyaar u yihiin in ay gaaran heshiis ballaaran oo dhinacyadu isku fahmi doonaan, waxaa intaas uu ku daray Madaxweynaha dalka Mareykanka in  uu si […]

- Advertisement -

Sucuudi Carabiya ayaa la sheegay in ay heshiis la gali doonto Isra’el, waxaana heshiiskaas gar wadeen ka ah Mareykanka.

Maadxweyne Donold Trump ayaa sheegay in labada  dhinac ay wada hadleen ayna diyaar u yihiin in ay gaaran heshiis ballaaran oo dhinacyadu isku fahmi doonaan, waxaa intaas uu ku daray Madaxweynaha dalka Mareykanka in  uu si toos ah ula hadlay Boqorka Sucuudiga iyo Dhaxal-suagaha ayna diyaar u yihiin heshiis iyo xiriir qoto dheer oo dhexmara Sucuudiga iyo Isra’el.

- Advertisement -

“Waxaan la hadlay Boqorka Sucuudiga iyo Dhaxal-suagaha, waxay leeyihiin maskax furan, waxayna ku soo biiri doonaan nabadda” Ayuu yidhi Trump.

Yahuudda ayaa dhawaan xiriir toos ah la yeelatay waddamo Carbeed oo ay ka mid yihiin Imaaraatka iyo Baxreyn, waxaana arrintaas si weyn u cambaareeyay dalal islaam ah, kuwaas oo sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Yahuudda xariir lala yeesho, iyadoo maalin waliba ay xasuuqayaan Falatiiniyiinta ay xoogga dhulkooda ku haysato Isra’el.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories