HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Maanta oo sabti ayaa la filayaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Khudbad uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u jeedin doono Xildhibaanada Golaha Shacabka, isagoo uga hadli doono Arrimo kala duwan. Khudbada Madaxweynaha uu jeedinayo ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo sabti ayaa la filayaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Khudbad uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u jeedin doono Xildhibaanada Golaha Shacabka, isagoo uga hadli doono Arrimo kala duwan.

- Advertisement -

Khudbada Madaxweynaha uu jeedinayo ayaa waxaa la sheegayaa inuu uga hadli doono arrimaha siyaasadda dalka, amniga iyo Arrimaha doorashooyinka aan weli la ogeyn xiliga ay dalka Soomaaliya ka dhacayaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa goorsii horreysay loo diray fariimo ku aadan in Maanta oo sabti ah uu jiro, isla markaana laga doonayo Mudanayaasha inay kasoo qeyb galaan kulanka, maadaama uu Madaxweyne Farmaajo uu hortegayo Golaha.

Xarunta Villa Hrageysa ayaa waxaa haatan ka socota diyaara garoow ku aadan kulanka, isla markaana waxaa kusii qul-qulaya Xildhibaanadab, iyadoona kulankaas uu furmi doono saacadaha soo socda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts