HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku wehlin doona Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, xubno ka tirsan xafiiskiisa iyo Mas’uuliyiin kala duwan, iyagoona saacadaha soo socda tegaya Dhuusamareeb. Ujeedka Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku wehlin doona Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, xubno ka tirsan xafiiskiisa iyo Mas’uuliyiin kala duwan, iyagoona saacadaha soo socda tegaya Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Ujeedka Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa yahay ka qeyb galka wejiga saddexaad ee shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka uga furmaya Caasimadda Galmudug.

Afhayeenka Madaxtooyadda Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay Safarka, waxaana qoraalkiisa uu qornaa: “Iyada oo la tixraacayo dadaallada socda ee la xiriira dowlad-dhisidda iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta ka dhaxeysa DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah, horena loogu sii dhaqaajin lahaa wada hadalladii socday, ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u safri doonaa Magaalada Dhuusamareeb si uu u hoggaamiyo wareegga labaad ee Shirka Wadatashig”.

Dhinaca kale Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uusan ka ambabixin Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu Khudbad ka jeedin doonaa kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ku yeelanayaan Villa Hargeysa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts