HomeWararMadaxweynaha Galmudug “Waa uu dhacayaa Shirka Dhuusamareeb-3“

Madaxweynaha Galmudug “Waa uu dhacayaa Shirka Dhuusamareeb-3“

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shaaciyay in Magaalada Dhuusamareeb uu ku dhacayo wejiga saddexaad ee shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada. Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in Maanta ay Dhuusamareeb tegayaan qaar kamid ah wufuuda ka qeyb galeysa shirka, isla markaana maamulkiisa uu u diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxda. “15-August […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shaaciyay in Magaalada Dhuusamareeb uu ku dhacayo wejiga saddexaad ee shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in Maanta ay Dhuusamareeb tegayaan qaar kamid ah wufuuda ka qeyb galeysa shirka, isla markaana maamulkiisa uu u diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxda.

- Advertisement -

“15-August oo aan ku balansaneen Shirkii Dowlada Faderaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah, wuu dhacayaa shirku, waxaana Dhuusamareeb imaanaya Wufuudii ugu soo horeysay, kuwa nasoo gaari waayana iyagan waa imaanayaan oo waa sugeynaa, Reer Galmudug waa diyaar garoobeen waana soo dhowaynayaan dhamaan martida.” ayuu yiri Qoorqoor.

Maanta oo sabti ayuu qorshahu ahaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug uu ka furmo Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, hayeeshee ma jiro wax wafuud ah oo ka qeyb galeysa shirkaas oo halkaas gaaray.

Shirka ayaa waxaa looga hadli lahaa Arrimaha siyaasadda dalka gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka, xili soo talo-bixinta Doorashada loo saaray Guddiyo farsamo oo ay soo magacaabeen Maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts