HomeWararMadaxweyne Maamul Goboleed oo kusii jeeda Dhuusamareeb

Madaxweyne Maamul Goboleed oo kusii jeeda Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa ku wajahan Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo. Afhayeenka Madaxtooyada Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Madaxweyne Waare uu Maanta u safrayo Caasimadda Galmudug, si uu uga qeyb galo Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa ku wajahan Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Afhayeenka Madaxtooyada Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Madaxweyne Waare uu Maanta u safrayo Caasimadda Galmudug, si uu uga qeyb galo Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada.

- Advertisement -

Shirkaas ayaa lagu waday inuu dhaco sida uu qorshahu ahaa Maanta oo sabti ah, hayeeshee dib u dhac ayaa ku yimid, kadib markii dhamaan madaxdii ka qeyb geli laheyd shirkaas aysan tegin Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkayo ayaa saacadaha soo socda gaari doona Magaalada Dhuusamareeb, si uu qeyb galo wejiga saddexaad ee Shirka wada-tashiga Madaxda.

Dhinaca kale saacadaha soo socda ayaa la filayaa in wafduud kale ay garaaan Caasimadda Galmudug, isla markaana waxaa halkaas ka socda diyaar garoow ku aadan soo dhaweynta Madaxda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts