HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka hortagi doona iyo u jeedka

Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka hortagi doona iyo u jeedka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda ay ku shiraan ee Villa Hargeysa. Kulanka oo lagu war galiyay Xildhibaanada ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo berri oo Sebti ah. Agendaha kulanka ayaa ah Warbixin Madaxweynaha JFS u jeedinayo Xubnaha Golaha Shacabka. Madaxweyne farmaajo ayaa waxaa horyaalla arrimo dhowr ah, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda ay ku shiraan ee Villa Hargeysa.

Kulanka oo lagu war galiyay Xildhibaanada ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo berri oo Sebti ah.

- Advertisement -

Agendaha kulanka ayaa ah Warbixin Madaxweynaha JFS u jeedinayo Xubnaha Golaha Shacabka.

Madaxweyne farmaajo ayaa waxaa horyaalla arrimo dhowr ah, waxaana ilaa hadda lagu sugayaa soo magacaabista Ra’iisul Wasaare, sidoo kale arrinta doorashooyinka ayaa ka mid ah waxyaabaha ugu weyn ee horyaalla dowladda talada haysa.

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa muddooyinkii danbe waxaa ay yeelanayeen kulamadooda caadiga, waxaana ay horay u ansixiyeen sharciyo,iyadoo berrina uu madaxweyne farmaajo hortagi doono Golaha Sashacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts