HomeWararQarax ka dhacay Shabeellaha hoose iyo khasaaraha ka dhashay

Qarax ka dhacay Shabeellaha hoose iyo khasaaraha ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax galabta ka dhacay Dagmadda Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose , Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaare kala duwan. Qaraxa oo ahaa miinadda nooca dulka lagu aaso ayaa ka dhacay meel u dhow xerada Danab ee galbeedka dagmadaasi. Waxaana jugtiisa laga maqlay degaanada ka agdhaw degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax galabta ka dhacay Dagmadda Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose , Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaare kala duwan.

Qaraxa oo ahaa miinadda nooca dulka lagu aaso ayaa ka dhacay meel u dhow xerada Danab ee galbeedka dagmadaasi. Waxaana jugtiisa laga maqlay degaanada ka agdhaw degmada Awdheegle.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyoodey seddax kalena dhaawac ayaa soo gaaray sida la sheegay, waxaana mas’uuliyiinta degmadaasi ay sheegeen in khasaare uu jiro.

Ciidamadda xoogga ee jooga dagmadaas ayaa Hadda baaritaano wada, waxaana ay howlgallo ay ka billaabeen aagga qaraxu ka dhacay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts