HomeWararMaamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dagaalka dhacay Sh/hoose

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dagaalka dhacay Sh/hoose

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dagaal Maanta ka dhacay degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana degmadaas ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaaab iyo Ciidanka Dowladda. Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Isxaaq Cali Subag ayaa sheegay in dagaal kaas uu ahaa mid qorashaysan oo ay fuliyeen ciidanka Danab oo la wareegay degmada, waxaana […]

- Advertisement -

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dagaal Maanta ka dhacay degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana degmadaas ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaaab iyo Ciidanka Dowladda.

Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Isxaaq Cali Subag ayaa sheegay in dagaal kaas uu ahaa mid qorashaysan oo ay fuliyeen ciidanka Danab oo la wareegay degmada, waxaana sidoo kale wasiir Isxaaq uu sheegay in ay soo dhaweynayaan qabsashada ay ciidanka dowladdu qabsadeen Kunturwaareey.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu sheegay in gacanta lagu dhigi doono Sablaale oo ka mid ah degaanada ay Al-shabaab gacanta ku hayaan.

Dagaalkii maanta ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu ka dhashay, waxaana Saraakiisha ciidanka Dowladdu ay sheegeen in Al-shabaab ay khasaare gaarsiiyeen.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories