HomeWararWaare oo la kulmay mas’uuliyiinta Shirkadda dhiseysa wadada isku xirta Jowhar iyo...

Waare oo la kulmay mas’uuliyiinta Shirkadda dhiseysa wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Hirshabelle Maxmed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiisha iyo Howlwadeenada Shirkadda Dhiseysa Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho ee ENEZ shirkani oo ah shirkad Turki ah waxaana sidoo kale mashaariic kale duwan ay ka fulineysaa Hirshabelle. Madaxa Shirkadda ENEZ ayaa madaxweynaha Sharaxaad ka siiyay fulinta mashruuca Wadada oo hadaba bilowday, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Hirshabelle Maxmed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Saraakiisha iyo Howlwadeenada Shirkadda Dhiseysa Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho ee ENEZ shirkani oo ah shirkad Turki ah waxaana sidoo kale mashaariic kale duwan ay ka fulineysaa Hirshabelle.

Madaxa Shirkadda ENEZ ayaa madaxweynaha Sharaxaad ka siiyay fulinta mashruuca Wadada oo hadaba bilowday, sidoo kale waxa uu soo bandhigay qorshaha, ka hortaga fatahaada wabiga Shabelle oo dhowaan Turkiga Uu fulinayo mashaariic la xiriira Fatahaada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts