HomeWararCiidanka Danab oo Howlgallo ka Sameeyay Galmudug

Ciidanka Danab oo Howlgallo ka Sameeyay Galmudug

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Saacadihii lasoo dhaafay Ciidanka Danab ayaa howl galo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka fuliyeen degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobalka Mudug. Ciidanka ayaa si gaar ah waxa ay howl galladaan oo ammaanka lagu xaqiijinayay ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug ee Maamul Goboleedka Galmudug. Saraakiisha Ciidanka oo warbahinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii lasoo dhaafay Ciidanka Danab ayaa howl galo amniga lagu xaqiijinayo waxa ay ka fuliyeen degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobalka Mudug.

Ciidanka ayaa si gaar ah waxa ay howl galladaan oo ammaanka lagu xaqiijinayay ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug ee Maamul Goboleedka Galmudug.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay in ay howl galkaan kaga go lahayeen sidii ay u sugi lahaayeen ammaanka deganadaas, waxaana ay sheegeen in ay la dagaalamayaan dagaalamayaasha Al-shabaab oo sida ay sheegeen degaankaas weeraro kusoo qaada.

Ciidanka ayaa sida la sheegay waxaa ay kasoo ruuqansadeen saldhig ay Ciidanka Danab ku leeyihiin Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Si kastaba Saraakiisha howl galka hoggaaminaya waxa ay sheegeen in ay sii wadi doonaan howl galada noocaas ah ee ay ku sugayaan ammaanka degaanadaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts