HomeWararDEG DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso

DEG DEG: Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Puntland. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay bar koontarool oo Ciidanka Booliska Puntland ay habeenkii ku baaraan gaadiidka kala duwan, waxana la sheegay in halka uu qaraxu ka dhacay ay u dhawdahay xaruunta Dowladda Hoose ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Puntland.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay bar koontarool oo Ciidanka Booliska Puntland ay habeenkii ku baaraan gaadiidka kala duwan, waxana la sheegay in halka uu qaraxu ka dhacay ay u dhawdahay xaruunta Dowladda Hoose ee maamulka Puntland.

- Advertisement -

Lama oga khaasaraha rasmiga ah eek a dhashay qaraxaas, balse goobta uu qaraxu ka dhacay waxaa howlgalo ka wada Ciidamada ammaanka Puntland.

 

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts