HomeWararCiidanka Xoogga oo guulo ka sheegtay dagaal ay Al-shabaab la galeen

Ciidanka Xoogga oo guulo ka sheegtay dagaal ay Al-shabaab la galeen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo Al-shabaab  ayaa la sheegay in uu ka dhacay Gobalka shabeellaha hoose, iyadoo dagaalkaas uu ka dhashay khasaare kala duwan. Ciidanka xoogga dalka ayaa la sheegay in ay howlgalo ka fuliyeen degaanno hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelada Hoose,  waxaana inta uu howlgalkaasi socday ay dagaal kala kulmeen dagaalamayasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo Al-shabaab  ayaa la sheegay in uu ka dhacay Gobalka shabeellaha hoose, iyadoo dagaalkaas uu ka dhashay khasaare kala duwan.

Ciidanka xoogga dalka ayaa la sheegay in ay howlgalo ka fuliyeen degaanno hoostaga Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelada Hoose,  waxaana inta uu howlgalkaasi socday ay dagaal kala kulmeen dagaalamayasha Al-shabaab, iyadoo  ay guulo ka sheegteen Ciidanka xooggu dagaal kaas dhexmaray iyaga iyo Al-shabaab.

- Advertisement -

Taliyaha Ururka 66-aad ee Guutada 14-ka Oktoobar ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Axmed Maslax Xuseen ayaa sheegay in ay weerar ku qaadeen degaan hoostaga Awdheegle, waxaana sida uu sheegay ay weerarkaas ku dileen xubin sare oo ka tirsan Al-shabaab.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Al-shabaab oo ay uga hadlayaan dagaalkan la sheegay in uu ka dhacay degaan u dhaw Awdheegle, balse inta badan dagaalada u dhexeeya labada dhinac ayaa inta badan waxaa ay ka  ka dhacaan degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts