HomeWararTaliyaha Ciidanka Xoogga oo Booqday xerada DANAB ee Balidoogle

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Booqday xerada DANAB ee Balidoogle

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa Maanta  kormeer shaqo waxaa uu ku tegay xerada Ciidamada Kumaandooska DANAB ee Balidoogle ee ku taalla Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliye Odawaa ayaa kormeer uu tegay xerada Balidoogle ayaa waxaa ku wehlinaayay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana markii uu gaaray Taliyaha halkaas kusoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa Maanta  kormeer shaqo waxaa uu ku tegay xerada Ciidamada Kumaandooska DANAB ee Balidoogle ee ku taalla Gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliye Odawaa ayaa kormeer uu tegay xerada Balidoogle ayaa waxaa ku wehlinaayay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana markii uu gaaray Taliyaha halkaas kusoo dhaweeyay Saraakiil iyo Ciidamo.

- Advertisement -

Ujeedka uu Taliye Odawaa Yuusuf Raage u tegay xerada Balidoogle ayaa waxaa lagu sheegay inuu ahaa u kuurgalida xaaladda guud ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan halkaas.

Sidoo kale inta uu Balidoogle joogay Odawaa Yuusuf ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaatan Saraakiisha iyo Ciidamada, isla markaana waxaa uu ku bogaadiyay inay ka qeyb qaatan dagaalka ka dhan ah Al-shabaab.

Jeneraal Odawaa ayaa wuxuu kormeer ku sameeyay dhamaan qeybaha ay ka koobantahay xerada Balidoogle oo ah taliska guutada 16aad Kumaandooska Xoogga Dalka, isla markaana ku taalla Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts