HomeWararMaamulka Garasbaaley oo Baaq Deg-deg ah soo saaray

Maamulka Garasbaaley oo Baaq Deg-deg ah soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaley C/raxmaan Axmed Cali (Garyare) ayaa hay’adaha deeqaha bixiya, maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda federaalka si deg deg ah uga codsaday inay gurmad la soo gaaraan barakacayaasha ka soo cararay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Guddoomiye Garyare ayaa hadalkan ka sheegay mar uu booqday barakacayaal tiro ahaan ku dhaw 200 qoys oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaley C/raxmaan Axmed Cali (Garyare) ayaa hay’adaha deeqaha bixiya, maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda federaalka si deg deg ah uga codsaday inay gurmad la soo gaaraan barakacayaasha ka soo cararay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddoomiye Garyare ayaa hadalkan ka sheegay mar uu booqday barakacayaal tiro ahaan ku dhaw 200 qoys oo ka soo hayaamay fatahaada wabiga Shabeelle ee degmada Afgooye.

- Advertisement -

Guddoomiyaha oo booqashada uu ku wehlinayay guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada Garasbaaley Muxudiin Axmed Yuusuf ayaa dadka ugu daran ee soo barakacay jeebkiisa ka siiyay qoondo lacag ah oo ay ku iibsadaan cunto ay nafta ku ceshtaan iyo baco ay roobka ka galaan.

Garasbaaley ayaa martigelisay barakacayaasha ugu badan ee soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ka soo cararay colaadaha iyo abaarta ka jirta gobolada qaar ee dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts