HomeWararTaliye Odawaa oo ka badbaaday Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Taliye Odawaa oo ka badbaaday Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo daqiiqado kahor ka dhacay agagaarka Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kaasi oo jugtiisa laga maqlay Magaalada inteeda badan. Warar la helayo ayaa sheegaya in qaraxaas uu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa, isla markaana lagu dhuftay Kolonyo galbinaysay Taliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo daqiiqado kahor ka dhacay agagaarka Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kaasi oo jugtiisa laga maqlay Magaalada inteeda badan.

Warar la helayo ayaa sheegaya in qaraxaas uu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa, isla markaana lagu dhuftay Kolonyo galbinaysay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage.

- Advertisement -

Sidoo kale qaraxaas ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga ay sheegeen inuu qaraxa ka badbaaday Taliye Odawaa.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa tegay goobta uu qaraxu ka dhacay, isla markaana aaga xiray, waxaana sidoo kale mararka qaarkood la maqlayaa rasaas ay ridayaan Ciidanka.

Dadka deegaanka Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa soo sheegaya in ay adeg tahay in xog laga helo aaga, waxaana halkaas buux-dhaafiyay Ciidamo badan oo kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga iyo kuwom kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts