HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil gaari oo dhacay

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil gaari oo dhacay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ugu yaraan 11 Qof ayaa ku geeriyootay in ka badana waa ay ku dhaawacmeen, kadib Shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeeysa deegaan lagu magacaabo Motta iyo Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya. Shilkaas ayaa waxaa uu ka dhashay, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari  oo kala ahaa Gaari Bus iyo mid […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 11 Qof ayaa ku geeriyootay in ka badana waa ay ku dhaawacmeen, kadib Shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeeysa deegaan lagu magacaabo Motta iyo Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.

Shilkaas ayaa waxaa uu ka dhashay, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari  oo kala ahaa Gaari Bus iyo mid nooca xamuulka qaada ah, waxaana gaariga Bus-ka ahaa uu siday dad shacab ah, wuxuuna kusii jeeday Addis Aabab.

- Advertisement -

Dad shacab ah iyo dhaqaatiir  Caafimaad ayaa si deg deg ah u gaaray goobta uu shilka ka dhacay, kuwaasi oo gurmad u sameeyay dadka waxyeelada soo gaartay, waxaana dhaawacyada la geeyay Xarun Caafimaad.

Itoobiya ayaa bilowga sanadkaan 2020 waxaa laga diiwaan-geliyay kiisaskii ugu badnaa shilal ah, waxaana Ciidamada Nabadgalyada wadooyinku xaqiijyeen inay jiraan habacsanan dhanka wadista Gaadiidka iyo wadayaashoo aan u hogaansamin hab u socodka waddooyin.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories