HomeWararDadkii ugu badnaa oo xalay Coronavirus ugu dhintay Muqdisho

Dadkii ugu badnaa oo xalay Coronavirus ugu dhintay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow shaacisay in 9 ruux oo qabay Cudurka Coronavirus ay xalay ku geeriyoodeen Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa tacsi loogu diray dhammaan qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen 9-kii Bukaan ee xalay Cudurka ugu geeriyooday Isbitaalka. Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda Caafimaadka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow shaacisay in 9 ruux oo qabay Cudurka Coronavirus ay xalay ku geeriyoodeen Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa tacsi loogu diray dhammaan qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen 9-kii Bukaan ee xalay Cudurka ugu geeriyooday Isbitaalka.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in Bukaanadan iyaga oo garaab ah laga keenay isbitaalada gaarka loo leeyahay ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Qoraalka ayaa waxaa maamulada Isbitaalada Caasimadda looga digay in Bukaanada leh Astaamaha Saf-marka COVID-19 in aysan ku heyn Isbitaaladooda, isla markaana Maamulada looga baahan yahay inay soo gudbiyaan Bukaanada isla markii ay ku arkayaan Astaamaha Cudurka.

Si kastaba dadkan Cusub ee xalay u geeriyooday Cudurka Coronavirus ayaa waxaa sii kordhineysaa Tirada dadka Cudurka ugu dhintay Soomaaliya oo gaartay 32 Ruux.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhammaan qoysaskii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen kuwaasoo xalay ku geeriyooday isbitaal Martiini.

Bukaanadan ayaa iyaga oo garaab ah laga keenay isbitaalada gaarka loo leeyahay ee magaalada muqdisho.

Isbitaallada gaarka loo leeyahay waxaan ku wargelineynaa in bukaannada leh astaamaha cudurka safmarka COVID-19 ay xilli hore u soo gudbiyaan isbitaal Martiini oo ah goobta loo asteeyay in lagu daaweeyo dadka qaba cudurka COVID-19 iyada oo bukaanada loogu diyaariyay isbitaal Martini agabkii iyo dhaqaatiirtii daaweyn lahayad bukaanada qaba cudur ka COVID-19.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts