HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Suldaanka Cusub ee Cumaan

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Suldaanka Cusub ee Cumaan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Masqad ee Caasimadda dalka Cummaan. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii uu gaaray halkaas saacado kadib waxaa uu kulan la qaatay Suldaanka Cusub ee dalkaas Haitham Bin Daariq Ataymur, wuxuuna uga tacsiyadeeyay geerida Suldaan Qaabuus Bin Saciid. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Masqad ee Caasimadda dalka Cummaan.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii uu gaaray halkaas saacado kadib waxaa uu kulan la qaatay Suldaanka Cusub ee dalkaas Haitham Bin Daariq Ataymur, wuxuuna uga tacsiyadeeyay geerida Suldaan Qaabuus Bin Saciid.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu suldaan Haitham Bin Daariq u rajeeyay inuu Cummaan ku hogaamin doono cadaalad, isla markaana uu ka shaqeyn doono horumarka dalkaas.

Magaalada Masqad ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa gaaray Madax ka socota dalalka Carabta, kuwaasi oo ka qeyb galaya Tacsida qaran ee u taalada dowladda Cummaan iyo shacabkeeda, kadib markii maalmo kahor uu geeriyooday Suldaan Qaabuus Bin Saciid oo muddo xukumayay dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts