HomeWararDagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay deegaan ka tirsan Galgaduud

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay deegaan ka tirsan Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow deegaan ka tirsan Gobolkaas uu ka qarxay dagaal xoogan, kaasi oo u dhexeeya dad xoolo dhaqato ah oo halkaas wada-dega Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga socdaa deegaan lagu magacaabo Mirxaley oo ku yaalla inta u dhexeeysa Magaalooyinka Cadaado iyo Cabudwaaq ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow deegaan ka tirsan Gobolkaas uu ka qarxay dagaal xoogan, kaasi oo u dhexeeya dad xoolo dhaqato ah oo halkaas wada-dega

Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga socdaa deegaan lagu magacaabo Mirxaley oo ku yaalla inta u dhexeeysa Magaalooyinka Cadaado iyo Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in dagaalka u dhexeeya xoolo dhaqatada uu yahay mid xoogan, isla markaana uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dagaalka ay ku dhinteen dhowr qof, In kastoo aan ilaa iyo hada si rasmi ah loo cadeyn Khasaaraha, waxaana socda dadaalo lagu joojinayo dagaalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts