HomeWararSawirro:-Shirweyne u dhexeeya Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo furmay

Sawirro:-Shirweyne u dhexeeya Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo furmay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa si rasmi ah uga furmay Shirweyne u dhexeeya dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa qodobo ay kamid yihiin fatahadaha iyo sameynta ay reebaan iyo horumarinta deegaanada Maamulada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hirshabeelle. Sidoo kale Shirkan ayaa looga tashan doona sidii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa si rasmi ah uga furmay Shirweyne u dhexeeya dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa qodobo ay kamid yihiin fatahadaha iyo sameynta ay reebaan iyo horumarinta deegaanada Maamulada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hirshabeelle.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirkan ayaa looga tashan doona sidii xal waara loogu heli lahaa fatahadaha ay sameyaan wabiyada dalka iyo dadkii ay sameyeen fatahadihii ugu dambeyay.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, wasiir dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaare Khasaare Xasan Cali Kheyre, ,Wasaaradda qorsheynta Dowladda Federaalka iyo Midowga yurub.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts