HomeWararSafiirka Somalia ee Austria oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Safiirka Somalia ee Austria oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der Bellen ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u magacaawday Austria ee Amb. Ebyan Maxamed Saalad. Madaxweyne Alexander van Der Bellen ayaa danjiraha cusub ee dalka Soomaaliya u rajeeyay inay ku guulaysato gudashada waajibaadka diblumaasiyadeed iyo ay ka shaqeeyso xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ay wadaagaan labada dal. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Austria Alexander van Der Bellen ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u magacaawday Austria ee Amb. Ebyan Maxamed Saalad.

Madaxweyne Alexander van Der Bellen ayaa danjiraha cusub ee dalka Soomaaliya u rajeeyay inay ku guulaysato gudashada waajibaadka diblumaasiyadeed iyo ay ka shaqeeyso xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ay wadaagaan labada dal.

- Advertisement -

Sidoo kale Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Dalka Austria Amb. Ebyan Maxamed Saalad ayaa Madaxweynaha dalkaas uga mahadceliyay sida wanaagsan ee uu u qaabiley.

Amb. Ebyan Maxamed Saalad oo laga dhigay Safiirka Soomaaliya ee Austria ayaa sidoo kale waxaa ay tahay Danjiraha Soomaaliya ee Switzerland iyo xarunta labaad ee Qaramada Midoobey ee Magaalada Geneva.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts