HomeWararGuddoomiyaha G/Banaadir oo ka qeyb galay Shir ka furmay Koonfur Afrika

Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka qeyb galay Shir ka furmay Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalo-Xeebeedka Durban ee dalka Koofur Afrika ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ka furmay Shirka Caalamiga ah ee Barasaabyada Caalamka, kaasi oo ka qeyb galayaan Madaxda Barasaabyada. Shirkan ayaa dowladda Somalia waxaa uga qeyb galaya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo wafdi uu hogaaminayo oo dhawaan gaaray dalka Koonfur Afrika. Yuusuf Cumar ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalo-Xeebeedka Durban ee dalka Koofur Afrika ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ka furmay Shirka Caalamiga ah ee Barasaabyada Caalamka, kaasi oo ka qeyb galayaan Madaxda Barasaabyada.

Shirkan ayaa dowladda Somalia waxaa uga qeyb galaya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo wafdi uu hogaaminayo oo dhawaan gaaray dalka Koonfur Afrika.

- Advertisement -

Yuusuf Cumar ah oo ah Agaasimaha xiriirka Dadweynaha ahna kaaliyaha Duqa Magaalada oo ka mid ah Xubnaha la socda Gudoomiye Cumar Finish ayaa sheegay in Soomaaliya uu ahmiyad weyn ugu fadhiyo Shirka.

Sidoo kale Yuusuf Cumar ayaa waxaa uu sheegay in Caasimadda dalka ee Muqdisho  ay ku talaabsaneyso horumar weyn, isla markaana Caasimadda ay dib ula midoobayso Magaalooyinka kale ee Caalamka.

Dhinaca kale Guddoomiye Cumar Finish ayaa kulan la qaatay dhigiisa Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, iyagooan ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada Magaalo

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts