HomeWararSawirro: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo gaaray Magaalada Baladweyne

Sawirro: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo gaaray Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Goordhow waxaa gaaray Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sh Axmed. Safarka Baladsweyne ay ku tageen Madaxweyneyaashii hore ee dalka ayaa waxaa ku wehlinayay Madax ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka, waxaana halkaas ksuoo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle iyo xubno kale oo halkaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Goordhow waxaa gaaray Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sh Axmed.

Safarka Baladsweyne ay ku tageen Madaxweyneyaashii hore ee dalka ayaa waxaa ku wehlinayay Madax ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka, waxaana halkaas ksuoo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle iyo xubno kale oo halkaas ku sugan.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxdan oo ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Baladweyne u wada gargaar loogu talagalay dadkii ku barakacay fatahaadii ka dhacday Baladweyne.

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa dhawaan ku dhawaaqday in $200,000 kun Dollar ay ugu deeqeen gargaar oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee Fatahaaduhu saameeyeen.

Diyaaradii ay la socdeen Madaxweyneyaashii hore Soomaaliya ayaa inta aysan ka dagin Garoonka Baladweyne ayaa waxaa laga demiyay Raadeerka ku xirnaa Garoonka, iyagoona dib Hawada ugu laabtay, hayeeshee markii dambe diyaaradda ay ka degtay Magaalada Baladweyne.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts