HomeWararWaqtiga la dhageysan doono Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya oo la...

Waqtiga la dhageysan doono Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa ku dhawaaqday xiliga rasmi ah ee dib loo dhageysan doono Dacwadda Badda ee u dhexeeysa Soomaaliya iyo Kenya. War qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa waxaa lsgu shaaciyay in 4-ta Bisha November 2019 dib loo dhageysan doono Dacwadda Badda ee u dhaxaysay Soomaaliya […]

- Advertisement -

Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa ku dhawaaqday xiliga rasmi ah ee dib loo dhageysan doono Dacwadda Badda ee u dhexeeysa Soomaaliya iyo Kenya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa waxaa lsgu shaaciyay in 4-ta Bisha November 2019 dib loo dhageysan doono Dacwadda Badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya.

- Advertisement -

Maxkamadda ICJ ayaa laba haneen kahor ku dhawaaqday inay dib u dhigtay mudo laba bilood ah dacwaddii xagga badda ee u dhaxeysay Soomaaliya iyo Kenya.

Go’aankan dhawaan ka soo baxay Maxkamadda ICJ ayaa ka dhignaa in Maxkamaddu aysan fulin dalabkii Dowladda Kenya ee Baddeena nagu heysata maadaama ayagu ay codsadeen in mudo Sanad ah dib loo dhigo oo kaliya Laba bilood dib loo dhigay.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories