HomeWararSawirro:-Golaha deegaanka Degmada Warsheekh oo Maanta la dhaariyay

Sawirro:-Golaha deegaanka Degmada Warsheekh oo Maanta la dhaariyay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta lagu soo gaga-gabeeyay Doorashada Golaha deegaanka Degmadaas,taasi oo maalintii shalay Bilaabatay halkaas. Doorashada ayaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle,Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulkaas, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Hirshabeelle […]

- Advertisement -

Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta lagu soo gaga-gabeeyay Doorashada Golaha deegaanka Degmadaas,taasi oo maalintii shalay Bilaabatay halkaas.

Doorashada ayaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle,Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulkaas, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Hirshabeelle

- Advertisement -

Xubnaha Cusub ee Golaha deegaanka Warsheekh ayaa kooban 21-ka Xubnood,kuwaasi oo dhawaan soo dooran doona Guddoomiyaha Degmada Warsheekh iyo ku-xigeenadiisa.

Sidoo kale xubnhaas ayaa Maanta waxaa lagu dhaarisyay hoolka lagu qabtay Doorashadooda,waxaaan goobjoog ka ahaa Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Ammaanka guud ee Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanayay Ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa AMISOM.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories