HomeWararDagaal Ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray G/Sanaag

Dagaal Ciidamo ka tirsan Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray G/Sanaag

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo kuwa Somaliland uu dagaal kooban ku dhexmaray deegaan ka tirsan Gobolkaas. Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland ay weerar kusoo qaadeen Kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobalka Sanaag ee Somaliland xili […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo kuwa Somaliland uu dagaal kooban ku dhexmaray deegaan ka tirsan Gobolkaas.

Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland ay weerar kusoo qaadeen Kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobalka Sanaag ee Somaliland xili uu marayay duleedka deegaan lagu magacaabo Hadaaftimo.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa sheegay inay maqleen Jugta rasaas Culus oo ay isdhaafsanayeen Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland,waxaana dagaalka uu socday mudo kooban Wallow markii dambe uu uu istaagay.

Ilaa iyo hada lama og Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag,hayeeshee wararka qaar ayaa sheegayaa in khasaaro uu soo kala gaaray labada dhinac.

Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa isku heysta Gobolka Sanaag,waxaana labada Maamul dhowr jeer dhexmaray dagaalo geystay Khasaaro isugu dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts