HomeWararFaah faahin:-Kooxo hubeysan oo Dil ka geystay Muqdisho

Faah faahin:-Kooxo hubeysan oo Dil ka geystay Muqdisho

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo hubeysan oo Maanta Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya ku dilay Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho. Dilkan loo geystay Askariga ayaa waxaa la sheegay inay fuliyeen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado,waxaana falka uu dhacay xili uu Askariga ku sugnaa halkaas. Ragii ka dambeeyay dilkaas ayaa […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo hubeysan oo Maanta Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya ku dilay Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.

Dilkan loo geystay Askariga ayaa waxaa la sheegay inay fuliyeen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado,waxaana falka uu dhacay xili uu Askariga ku sugnaa halkaas.

- Advertisement -

Ragii ka dambeeyay dilkaas ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday,waxaana durbo goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska oo xiligaas ku sugnaa meel aan sidaa u fogen,iyagoo halkaas ka qaday Meydka Marxuumka.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa marar qaar ka dhaca dilal qorsheysan,kuwaasi oo ay geystaan ragga hubeysan Bastooladaha.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories