HomeWararSawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo Qaabiley Cabdiraxmaan C/Shakuur

Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo Qaabiley Cabdiraxmaan C/Shakuur

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Xafiiskiisa Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Sheekh Maxamed Shaakir  ayaa C/raxmaan C/Shakuur uga mahadceliyay Booqashii uu ku yimid deegaanada Galmudug,waxaana intaasi kadib dhexmaray kulan gaar ah. Sidoo kale Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ku booriyay in uu ka qeyb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa Xafiiskiisa Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Sheekh Maxamed Shaakir  ayaa C/raxmaan C/Shakuur uga mahadceliyay Booqashii uu ku yimid deegaanada Galmudug,waxaana intaasi kadib dhexmaray kulan gaar ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ku booriyay in uu ka qeyb qaato midnimada Soomaaliya,waxaana sidoo kale ay ka wada hadleen arrimo kale gaar u ahaa.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana halkaas ku soo dhaweeyay dad isugu jiray dhalinyaro,Haween iyo taageerayaal badan.

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa Socdaalka uu ku tegay Dhuusamareeb waxaa noqonayaa markii labaad,waxaana ugu dambeysay sanadkii 2016-kii.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts