HomeWararXildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka oo Eedeyn u jeediyay Beesha Caalamka

Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka oo Eedeyn u jeediyay Beesha Caalamka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaano ka tirsa labada Golle ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Maalmahan ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa eedeeymo kala duwan u jeediyay Beesha Caalamka. War-saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaanada labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay hannaanka ay u socoto doorashada dowlad Goboleedka Jubbaland. Sidoo kale Xildhibaanada ayaa sheegay in dadaalada todobaadyadii la soo dhaafay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsa labada Golle ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Maalmahan ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa eedeeymo kala duwan u jeediyay Beesha Caalamka.

War-saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaanada labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay hannaanka ay u socoto doorashada dowlad Goboleedka Jubbaland.

- Advertisement -

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa sheegay in dadaalada todobaadyadii la soo dhaafay Beesha Caalamka ku bixineysay arrimaha Doorashooyinka Jubbaland ay u muuqdaan kuwo dhinac kaliya Culeys saaraya.

Warka kasoo baxay Xildhibaanada ayaa a ku sheegeen in Xukuumadda Federaalka ay faragelin ku heysto Doorashada Jubbaland,isla markaana ay iska indho tirayaan  Dastuurka iyo shuruucda dalka.

Ugu dambeyntii Xildhibaanada ka tirsan  ee Maalmahan ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay in aysan garabsiin fowdo iyo Shuruucda dalka oo lagu tunto.

- Advertisement -

 Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ay soo saareen Xildhibaanada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts