HomeWararCiidamada dowladda Suuriya oo gaaray Magaalo Istiraatiiji ah

Ciidamada dowladda Suuriya oo gaaray Magaalo Istiraatiiji ah

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya waxay sheegayaan in ciidammada dowladda ay gaareen duleedka magalaada istaraatiijiga ah ee Khan Sheikhun oo ka tirsan gobolka Idlib. Xooggaga dowladda waxay maalmihii lasoo dhaafay kusii sii siqayeen halkaas, waxaana u suuro gashay inay qabasadaan waddada weyn ee gasho magaalada. Dagaal xooggan ayaa dhawaan halkaas ku dhexmaray ciidammo taabacsan dowladda […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya waxay sheegayaan in ciidammada dowladda ay gaareen duleedka magalaada istaraatiijiga ah ee Khan Sheikhun oo ka tirsan gobolka Idlib.

Xooggaga dowladda waxay maalmihii lasoo dhaafay kusii sii siqayeen halkaas, waxaana u suuro gashay inay qabasadaan waddada weyn ee gasho magaalada.

- Advertisement -

Dagaal xooggan ayaa dhawaan halkaas ku dhexmaray ciidammo taabacsan dowladda iyo kooxaha fallaagada.

Heshiis xabad joojin ah oo ay garwadeen ka ahaayeen Ruushka iyo Turkiga ayaa sannadkii lasoo dhaafay looga dhawaaqay gobolka Idlib si shacabka looga daadgureeyo halkaas balse heshiiskaas ilaa hadda ma uusan dhaqangelin.

Dadka u ololeeyo arrimaha xuquuqul Insaanka waxay sheegeen in duqeymaha ka dhacay gobolka Idlib tan iyo bishii April ay ku dhinteen dad ka badan 800 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories