HomeWararWasiirka Gaadiidka iyo Duulista Dowladda Federaalka oo ku wajahan Kismaayo

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Dowladda Federaalka oo ku wajahan Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Safarka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Soomaaliya ee ku tagayo Magaalada Kismaayo,waxaana uu yahay Musharax u taagan qabasha xilka Madaxweynaha Jubbaland,hayeeshee weli ma […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Safarka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Soomaaliya ee ku tagayo Magaalada Kismaayo,waxaana uu yahay Musharax u taagan qabasha xilka Madaxweynaha Jubbaland,hayeeshee weli ma uusan shaacin arrintaas.

- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Khamiistii  la soo dhaafay ku dhawaaqay Go’aan ah inay ka hakisay wada shaqaynta iyo isku socodka Xukuumada Federaalka ah iyo Jubbaland,kadib markii  ay ansixiyeen Golaha Wasiirada maamulkaas.

Dhinaca kale Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Maanta lagu wadaa in uu gaaro Taliyaha Ciidanka AMISOM iyo Saraakiil kale,waxaana aad loo adkeeyay amniga Magaalada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts