HomeWararSawirro:-Wafdi gaaray Magaalada Baladweyne iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Sawirro:-Wafdi gaaray Magaalada Baladweyne iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa gaaray Wafdi ka socda dowlad Goboleedka Hirshabeelle,iyadoo halkaasi soo dhaweeyn loogu sameeyay. Wafdiga gaaray Baladweyne ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka dib u Heshiiska Hirshabeelle Eng.Cabdikariin Cali Nuur,waxaana qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan,Guddoomiyaha Degmada Warshiikh iyo xubno ka socdo dowladda Soomaaliya. Sidoo kale Wafdigan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa gaaray Wafdi ka socda dowlad Goboleedka Hirshabeelle,iyadoo halkaasi soo dhaweeyn loogu sameeyay.

Wafdiga gaaray Baladweyne ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka dib u Heshiiska Hirshabeelle Eng.Cabdikariin Cali Nuur,waxaana qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan,Guddoomiyaha Degmada Warshiikh iyo xubno ka socdo dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Wafdigan ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baladweyne kusoo dhaweeyay Gudoomiye ku-xigeenka siyaasada iyo Maaliyada Gobolka Hiiraan ahna ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdule iyo xubo kale.

Ujeedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan u tageen Wafdigan ayaa waxaa uu yahay ka qeyb galka Shir looga hadlayo is dhexgalka Bulshada Gobolka Hiiran iyo Shababeellaha Dhexe iyo sidii loo joojin lahaa dagaal beeleedyada mararka qaar ka dhaca labada Gobol.

Sidoo kale Madaxda inta halkaas ku sugan yihiin ayaa waxa lagu wadaa in kulamo kala duwan ay la qaataan Bushada ku dhaqanka Gobolka Hiiraan iyo Madaxda Gobolkaaas.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts