HomeWararRW Kheyre iyo hogaanka Ahlusunna oo kulan xasaasi ah uga socda Dhuusamareeb

RW Kheyre iyo hogaanka Ahlusunna oo kulan xasaasi ah uga socda Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa sheegayaan in halkaas kulan xasaasi ah uu uga socdo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Ahlusunna Waljameeca. Kulanka u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa waxaa looga hadlaya arrimo kala duwan oo ay qeyb ka tahay amniga Dhuusamareeb […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa sheegayaan in halkaas kulan xasaasi ah uu uga socdo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Ahlusunna Waljameeca.

Kulanka u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa waxaa looga hadlaya arrimo kala duwan oo ay qeyb ka tahay amniga Dhuusamareeb iyo sidii halkaas loogu wareejin lahaa Ciidamada dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka u dhexeeya labada dhinac ayaa waxaa uu qaatay saacado badan,welina ma jiro wax war ah oo ka soo baxay,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in qdobobada laga hadlayo qaar la isku fahmi la’yahay.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado shalay iyo saakay laga soo kala celiyay diyaarado Ciidamo gaar ah siday,kuwaasi oo ka yimid Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Ahlusunna Waljameeca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa dhawaan ku heshiiyay in amniga dowladda Dhuusamareeb lagu wareejiyo Ciidanka dowladda,isla markaana  la qareemayay Ciidankii ka tirsanaa Ahlusunna,kuwaasi oo lagu wareejiyay dowladda Federaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts