HomeWararGuddiga Qaban-qaabada Dib u heshiisiinta Galmudug oo gaaray Gaalkacyo

Guddiga Qaban-qaabada Dib u heshiisiinta Galmudug oo gaaray Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha dib u heshiisiinta Galmudug ee dhawaan ay magacaawday Waraaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka ayaa Maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Wafdiga Xubnaha Guddiga ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Maamulka Gobolka Mudug iyo Degmada Gaalkacyo iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug. Guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha dib u heshiisiinta Galmudug ee dhawaan ay magacaawday Waraaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka ayaa Maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Wafdiga Xubnaha Guddiga ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Maamulka Gobolka Mudug iyo Degmada Gaalkacyo iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug.

- Advertisement -

Guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa in Gaalkacyo ay kulamo kala duwan kula qaataan Odayasha dhaqanka iyo qeybaha Bulshada,iyagoona kala hadli doona arrimaha dib u heshiisiinta deeganada Galmudug iyo sidii reer Gaalkacyo uga qeyb noqon lahaayeen dib u heshiisiinta Galmudug.

Dhawaan ayay aheyd markii Bulshada reer Gaalkacyo ku baaqdeen in Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo lagu qabto Magaalada Gaalkacyo,kaasi oo haatan Gogashiisa ay taallo Magaalada Dhuusamareeb,kadib markii ay sheegeen in horey Madaxweyne Farmaajo uu u dhagax dhigay Guriga nabadda.

Shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa Dhuusamareeb ka furmaya August 05/2019, waxaana si wayn u socda diyaar garowga bulshada Galmudug ay ugu jirto ka qayb galka gogoshaas muhiimka u ah dhismaha hey’adaha dowladeed ee Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts