HomeMaqalDhageyso:-DFS oo ka hadashay Xaaladda Caafimaad ee Dhaawacyadii loo qaaday Qatar 

Dhageyso:-DFS oo ka hadashay Xaaladda Caafimaad ee Dhaawacyadii loo qaaday Qatar 

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Isbitaalka Hamad ee ku yaalla Magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa waxaa ku jira dhaawacyada Mas’uuliyiin iyo dad shacab oo ku waxyeeloobay Qaraxii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay Xarunta Maamulka Banaadir. Dadka ku dhaawacmay qaraxaasi ayaa waxaa kamid ah Guddoomiyaha Gobolka Baanadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda Seynab Xabsey iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Isbitaalka Hamad ee ku yaalla Magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa waxaa ku jira dhaawacyada Mas’uuliyiin iyo dad shacab oo ku waxyeeloobay Qaraxii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacay Xarunta Maamulka Banaadir.

Dadka ku dhaawacmay qaraxaasi ayaa waxaa kamid ah Guddoomiyaha Gobolka Baanadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda Seynab Xabsey iyo xubno kale oo ka tirsan Xafiiska Duqa Muqdisho.

- Advertisement -

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali Taano oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu sheegay in ay soo hagaageyso xaaladda Caafimaad ee bukaannadii ku waxyeeloobay Qaraxii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Safiirka ayaa waxaa uu sheegay in Khaqaatiirka Isbitaalka Hamad ay heegan buuxa ugu  jiraan sidii ay daryeel Caafimaad ugu sameeyn lahaayeen Mas’uuliyiinta dhaawacyada kala duwan qaba,isla markaana waxaa xusay in dadkaas laga dareemayo isbedel Caafimaad oo wanaagsan.

Isaga oo sii hadlaayay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar ayaa waxaa uu tilmaamay in xaaladda Guddoomiye Yariisow ay aad u fiican tahay ayna soo hagaageyso,wuxuuna uu Carabka u dhiftay in ay u yimideen  Eheladiisa oo ay haatan la joogaan.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts