HomeWararMuwaadin Soomaali oo Xabsi ku muteystay Haweeney uu kufsaday

Muwaadin Soomaali oo Xabsi ku muteystay Haweeney uu kufsaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Muwaadin Soomaali oo lagu magacaabo Liibaan Xuseen Maxamuud ayaa la soo taagay Maxkmaad ku taalla Jesiiradda Malta, waxaana isaga iyo 2 ka mid ah saaxiibkiisa lagu soo oogay inay afduubteen, isla markaana kufsadeen Haweeney 21-jir ah oo u dhalatay Talyaaniga, taasi oo ku noolayd magaalladda Foloriyaana ee ku taalla Jesiiradda  Malta. Falkaasi ayaa la sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muwaadin Soomaali oo lagu magacaabo Liibaan Xuseen Maxamuud ayaa la soo taagay Maxkmaad ku taalla Jesiiradda Malta, waxaana isaga iyo 2 ka mid ah saaxiibkiisa lagu soo oogay inay afduubteen, isla markaana kufsadeen Haweeney 21-jir ah oo u dhalatay Talyaaniga, taasi oo ku noolayd magaalladda Foloriyaana ee ku taalla Jesiiradda  Malta.

Falkaasi ayaa la sheegay inuu dhaacay bishii Maarso ee sannadkii 2013-kii, kadib, markii ay Liibaan Xuseen Maxamuud iyo saaxiibadiisa ay haweeneyda ku afduubteen gaari xilli aroornimo hore ah, ka hor intaysan ku xad-gudbin.

- Advertisement -

Mid ka mid ah raggii la socday oo lagu magacaabo C/raxmaan Abuukar waxaa isaga horey loogu helay inuu Haweeney kale kufsaday, halka Eedeysanaha kale la sheegay inuusan ku lug lahayn falka lagu kufsaday Haweeneyda u dhalatay Talyaaniga.

Dhinaca kale, Maxkamadda waxay ku xukuntay eedeysanaha koowaad ee Liibaan Xuseen Maxamuud xabsi 8 sanno iyo 6 bilood iyo ganaax lacageed oo dhan 2,329 ee Lacagta Euro   (€2329).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts