HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo Booqday deegaan ku yaalla J/Hoose

Sawirro:-Madaxweynaha Jubbaland oo Booqday deegaan ku yaalla J/Hoose

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubada Hoose. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Sarakiisha kala duwan ee Ciidamada iyo xubno kale ayaa halkaas khudbad ugu jeediyay Ciidamada Darawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland isagoo ku amaanay dadaalka ay ugu jiraan xoraynta Dalka iyo sidii nabadgalyada ay usii adkayn lahayeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubada Hoose.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Sarakiisha kala duwan ee Ciidamada iyo xubno kale ayaa halkaas khudbad ugu jeediyay Ciidamada Darawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland isagoo ku amaanay dadaalka ay ugu jiraan xoraynta Dalka iyo sidii nabadgalyada ay usii adkayn lahayeen.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa sheegay in Amaanka ka jira Magaalooyinka waa weyn ay saldhig u yihiin Ciidamada ku sugan Deegaanada fog fog ee halkaas Al-shabaab ku horfadhiya waxaa uu intaas ku daray in dhamaan Shacabka ree Jubbaland ay ku jiifaan oo ay yihiin halyeeyo naftooda u huraya dagananshaha iyo Dowladnimada Jubbaland

“Marwalba dadka Magaalooyinka joogaa niyada ayay idinku hayaan sida aad naftiina ugu hurteen” ayuu yiri Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts