HomeWararSawirro:-Soomaaliya iyo Yukurayn oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Sawirro:-Soomaaliya iyo Yukurayn oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga gudaha ee Soomaaliya,mudane; C/naasir Siciid Muuse , ayaa Dalka Yukurayn (Ukraine), kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha amniga ee Dalkaasi. Wasiir C/naasir Siciid, ayaa laamaha ammaanka ee Dalka Ukraine kala hadlay sidii ay Labada Dal u yeelan lahaayeen xiriir cusub oo ku aaddan ka wada shaqaynta arrimaha nabad gelyada, baabi’inta […]

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga gudaha ee Soomaaliya,mudane; C/naasir Siciid Muuse , ayaa Dalka Yukurayn (Ukraine), kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha amniga ee Dalkaasi.

Wasiir C/naasir Siciid, ayaa laamaha ammaanka ee Dalka Ukraine kala hadlay sidii ay Labada Dal u yeelan lahaayeen xiriir cusub oo ku aaddan ka wada shaqaynta arrimaha nabad gelyada, baabi’inta walxaha qarxa, Miino baarista, ka hor tagga iyo la dagaallanka Argagixisada.

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale Dalka Ukraine kula kulmay, Jaaliyadda Soomaaliyeed oo u badan Arday wax ka barata Jaamacadaha halkaasi ku yaalla, isagoo uga warbixiyay xaaladda guud ee Dalka, horumarka ay gaartay Dowladda Federaalka, sida dhaqaalaha, arrimaha Bulshada, siyaasadda iyo amniga.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga gudaha ee Soomaaliya, C/naasir Siciid Muuse, ayaa Soomaalida ku nool Ukraine ku dhiirri geliyay in ay dib ugu soo laabtaan Dalkooda Hooyo, kana qeyb qaataan dib u dhiska Dalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories