HomeWararSafiir cusub oo loo magacaabay Sacuudi Carabiya iyo kuwo kale oo loo...

Safiir cusub oo loo magacaabay Sacuudi Carabiya iyo kuwo kale oo loo yeeray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u matali doona Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkar ayaa loo magacaabay in uu noqdo Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee Boqortooyad Sacuudiga. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa u yeeray danjireyaasha Soomaaliya u matala dalalka Suudaan iyo Jamuuriyadda Carbeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu magacaabay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u matali doona Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkar ayaa loo magacaabay in uu noqdo Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee Boqortooyad Sacuudiga.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa u yeeray danjireyaasha Soomaaliya u matala dalalka Suudaan iyo Jamuuriyadda Carbeed ee Masar,kuwaasi oo lagu amray iney si deg deg ah dalka ugu soo laabtaan muddo hal isbuuc ah.

Dhinaca kale Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxaya magaalada Makkah Al-mukarramah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya halkaas oo uu ka furmi doono Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts