HomeWararRW Kheyre oo kormeer ku tegay dhowr Isgoys oo ku yaalla Muqdisho

RW Kheyre oo kormeer ku tegay dhowr Isgoys oo ku yaalla Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kormeer kedis ah ku tegay baraha ay waddooyinka Muqdisho uga suganyihiin ciidamada amniga ee sugaya amniga mawaadiniinta Soomaaliyeed. Kormeerka ayuu qorshihiisu ahaa in Ra’iisul wasasaruhu u kuur galo sida ay u socdaan howla amni sugidda ee ciidanku wadaan iyo in ciidanka uu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kormeer kedis ah ku tegay baraha ay waddooyinka Muqdisho uga suganyihiin ciidamada amniga ee sugaya amniga mawaadiniinta Soomaaliyeed.

Kormeerka ayuu qorshihiisu ahaa in Ra’iisul wasasaruhu u kuur galo sida ay u socdaan howla amni sugidda ee ciidanku wadaan iyo in ciidanka uu ku dhiirri geliyo dadaalka ay ugu jiraan ilaalinta amniga mawaadiniinta iyo hantidooda.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaruha ayaa maray dhammaan baraha ciidamadu ay ku leeyihiin waddooyinka Warshadaha, Sodonka, Wadnaha iyo Maka Al-mukarrama.

Kormeerka kadib ayuu Ra’iisul Wasaaruhu kulan la qaatay saraakiisha laamaha amniga iyo maamulka gobalka Banaadir, waxa uuna la wadaagay xogtii uu soo helay intii uu kormeerka ku jiray, isaga oo faray in la dardar-geliyo dadaallada lagu sugayo amniga iyo in loo nuglaado shacabka amnigooda la sugayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts