HomeWararNin Soomaali oo lagu tuhunsan yahay dilka Xaaskiisa oo laga soo qabtay...

Nin Soomaali oo lagu tuhunsan yahay dilka Xaaskiisa oo laga soo qabtay dalka Panama

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Booliska Magaalada San Diego ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inay Ninkaasi oo lagu magacaabo C/casiis Deerow ka soo qabteen dalka Panama, kadib, markii la baadigoobayey dhowrkii isbuuc ee la soo dhaaafay. C/casiis Deerow oo 45-jir ah waxaa lagu tuhunsan yahay dilka Xaaskiisa o ola oran jirey Muna Salaad Kuri oo 36-jir ah, taasi oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Magaalada San Diego ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inay Ninkaasi oo lagu magacaabo C/casiis Deerow ka soo qabteen dalka Panama, kadib, markii la baadigoobayey dhowrkii isbuuc ee la soo dhaaafay.

C/casiis Deerow oo 45-jir ah waxaa lagu tuhunsan yahay dilka Xaaskiisa o ola oran jirey Muna Salaad Kuri oo 36-jir ah, taasi oo uu bishan March 2-dii ku dilay  Degmadda City Heights oo ka tirsan magaalladda  San Diego ee Gobalka California ee dalka Maraykanka.

- Advertisement -

Booliska Mraaykanka waxay sheegeen inay C/casiis Keerow ugu dambeyntii gaaray dalka Panama bishan Mrach, halkaasi oo laga soo qabtay.

Marxuumadda la dilay ee Muna Salaad Kuru waxay ahayd Ganacsate lahayd Xarun maalintii lagu hayo  carruurta oo ku taalla magaalladda San diego ee dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts